Shirkadaha maalgelineed ma wada siman yihiin!?


 Waxa laga yaabaa inay bixiyaan shuruudo maalgelin, oo taageera ganacsadaha  wanaagsan.
Qaar ka mid ah qodobbada ay tahay in la tixgeliyo marka la dooranayo shirkad ganacsi waxaa ka mid ah heerarkooda maalgelineed, sharciyada ganacsiga  xaddidaadaha, khidmada iyo kharashyada "spread swap iyo leverage",  wakhti iyo goobaha ganacsi   is barbar dhig shirkadaha maalgelineed  oo kala duwan ka hor inta aanad go'aanka gaadhin.

1.FUNDINGPIPS

https://fundingpips.com/

FudingPips waa shirkad ganacsi oo cusub oo ka aasaasaan  magalada Dubai, Isutagga Imaaraadka Carabta. Waxaa dhidibada loo tagay 25-kii August 2022, maamulaha  shirkaduna waa  Khalid cayesh .shirkadu waxay siisaa ganacsatadeeda kontoyinka  soo socda si ay uga doortaan midka anfacaya!

Account       Price
$5,000         $32
$10,000       $60
$25,000      $139
$50,000      $239
$100,000    $399

Si loo qiimeeyo kartida ganacsi loona bixiyo taageero maalgelineed e ganacsadaha waxay sameeyeen hannaan qiimayn oo laba weji ah oo ay ku xigto weji   maalgelineed oo rasmi ah . 

wejiyada qiimeeynta 

Marxaladda koowaad (Student)ee qiimayntu waxay u baahan tahay ganacsaduhu inuu gaaro  faa'iido 8% isagoo aan dhaafin 5% khasaaraha ugu badan ee maalinlaha ah ama 10% guud ahaan khasaaraha ugu badan Markay timaado xaddidaadaha waqtiga malahan(0).

Marxaladda labaad (Practitioner)ee qiimayntu waxay u baahan tahay ganacsaduhu inuu gaadho yoolka faa'iidada 5%  isagon gadhin khasaraha malin laha iyo midka guud ahaaned ba .

Markaad dhamaystirto labada weji ee qiimaynta, waxa lagu siinayaa akoon (Master)maalgelineed(funed) oo ay shurudisu tahay inaad la timado 1%  oo koontadaada ah si aad lacag ula baxdo. sido kale koontadan Waxa kaliya ee lagaaga baahan yahay inaad ixtiraamto 5% khasaaraha ugu badan ee maalinlaha ah iyo 10% guud   ahhaan khasaaraha ugu badan. Lacag bixintaada ugu horeysa waa 5 maalmood laga bilaabo maalinta aad gasho ganacsigaga ugu horeeya ee koontada  maalgelineed, halka dhammaan lacaga la bixida  ku xigta  ay sidoo kale yihiin 5 maalmood. Kala qaybsiga faa'iidadaadu waxay noqon doontaa 80% ilaa 90% iyadoo lagu saleynayo faa'iidada aad ka hesho akoonkaaga maalgelineed.

waxyabaha ay ku xuntahay 

1. ma laha  Live Chat Support (kaliya email & Discord)!

2. Xeerka joojinta-luminta ee qasabka ah (koonnada live ka ah)!

3. lacag bixiinta oo ay ku bixiyaan Deel kaliya!

4. 1% oo faaiido ah kontada live ka ah 

waxyabaha ay ku fiican tahay 

1.Qiimaha koontoyinka oo jaban

2.codeynta Trustpilot oo  heer sare ah oo ah 4.8

3.Heerka malgelinta ugu badan ee $2,000,000

4.Muddada  Aan xadidnayn

5.Ma jiraan maalmo ganacsi oo ugu yar (minimum days )

6.Saamiga faa'iidada 80% ilaa 90%

7.Lacag bixinta 5 maalmood

8.leverage 1:100

9. xilliga wararka waa la oggol yahay

10.Haysashada  todobaadka iyo haynta habeen waa la ogolyahay

Cadeymaha  lacag la bixida shirkadu way la wadagta  raacayasheeda baraha bulshada  balse tas anigu ma xaqiijin karo dad aan la hadlayna way sheegten dhankoda inay ka helen .sido kale waxaana waxba ka ogay xalada ganacsi sida swapka,spread ka iyo commisionada ay ledahay madama ay adeegsadan dilaalka  Black Bull Markets.


2.FUNDEDNEXT
https://fundednext.com/?fpr=hr

FundedNext waa shirkad ganacsi oo dhidibada loo tagay 18-ka March 2022. Waxay ku dadaalaan inay ganacsatadooda siiyaan jawi ganacsi oo daganaansho leh. Si taas loo gaadho, waxay la yimaadeen afar nooc oo maalgelineed oo kala duwan: 1.Laba-weji oo Stellar ah, 2.Hal-weji Stellar ah, 3.Evaluation, iyo 4.Express. Waxay ku leeyihiin xafiisyo ku yaal UAE, USA, UK, iyo Bangladesh iyagoo siinaya ganacsatada ilaa $4,000,000 iyada oo ilaa 90% faa'iidadu u qaybsanto. FundedNext waxa shaqo wadag yihiin Eightcap oo ah dillaalkooda.

labada-weji ee Stellar

    Account      Standard    Swap-Free

$6,000          $59         $65

$15,000       $119      $131

$25,000       $199        $219

$50,000      $299          $329

$100,000     $519        $571

$200,000     $999       $1,099

1.Bartilmaameedka faa'iidada Bartilmaameedka 1-aad faa'iidadu waa 8% halka wajiga 2 uu leeyahay bartilmaameed faa'iido'o 5%.  koontada maalgalineed  ma laha bartilmaameedyo faa'iido leh.

2.Khasaaraha  khasaaraha ugu badan ee uu ganacsaduhu gaari karo maalin kasta waa 5% halka ka guudna uunoqonayo 10% oo ku salaysan koontada cabbirkeeda.

3.Maalmaha ganacsi ee ugu yar  waa xilliga ugu yar ee lagaa rabo inaad  ganacsato ka hor intaadan dhamaystirin marxaladdaha  Labada weji wana 5  cisho

waxyabaha ay ku fiicaan tahay 

Qiimaynta Trustpilot  4.8 

Maalgelinta ugu badan ee $4,000,000

Balance-based drawdown

wakhti aan xaddidaneyn

Faa'iido qaybsiga 15% ee heerarka wejiyadi tijabada ahaa 

 90% faa'iido  kala qaybsanta

Faa'iidada wadaagga xitaa haddii akoonku gubto (haddii aad faa'iido ku jirtay weye)

Haysashada habeenkii iyo Todobaadkii ba waa la oggol yahay

Leverage 1:100

Swap-free 

waxyabaha ay ku wanagsanayn

Maalmaha ganacsi ee ugu yar  5 cisho 

gadhida 5% koontada maalgelineed sii aad u hesho 15% ee koontoyinkii tijabada.


3. FIDELCREST
https://www.fidelcrest.ro/#a_aid=HR19&a_cid=5da7eb1f

Fidelcrest waa shirkad ganacsi  oo loo aasaasay 2018 ganacsatada forex iyo xirfadlayaasha. Xaruntoodu waxay ku taal Nicosia, Qubrus, 

waxay siisaa ganacsatada laba barnaamij oo kala duwan oo ay kala doortaan:.

Normal Micro 

$15,000  €99

$30,000  €199

$60,000  €299

Pro Trader

$250,000  €999

$500,000  €1,899

$1,000,000  €2,999

sharciyadeeda 

1.Bartilmaameedka  waa boqolkiiba faa'iido gaar ah oo ganacsadaha looga baahan yahay inuu helo ka hor intaysan dhamaystirmin marxaladdan qiimaynta ah, faa'iidada Bartilmaameedka 1-aad  waa 10% halka wajiga 2 uu leeyahay bartilmaameed  5% oo faa'iido ah . koontada  la maalgelineed ma laha bartilmaameedyo faa'iido.

2.Khasaaraha maalinlaha ah   waa khasaaraha ugu badan ee uu ganacsaduhu gaari karo maalin kasta ka hor inta aan koontada laga xidhin. Dhammaan cabbirrada akoonnada waxay leeyihiin khasaaraha ugu badan ee maalinlaha ah 5%.

3.Khasaaraha ugu badan  waa khasaaraha ugu badan ee uu ganacsaduhu gaari karo guud ahaan ka hor inta aan xisaabtisa la joojin. Dhammaan  akoonnadu waxay leeyihiin khasaaraha ugu badan ee 10%. 

4.Maalmaha ganacsi ee ugu badan  waa xilliga ugu badan ee lagaaga baahan yahay inaad ku dhufato yoolasha faa'iidada  ama bartilmaameed ka ka gudbida. Wajiga 1 iyo Wajiga 2 labaduba waxay leeyihiin wakhtiga ganacsi ee ugu badnaan 60 maalmood ama aan xadiidnayn.

5. Maya Martingale  macnaheedu waa in ganacsatada looma ogola inay isticmaalaan  marka uu khasaro ku jiro in cabir ka weyn kii hore uu kuso qato isago rajynaya inu kaso kabto khasaraha faa'iido ficana u ka helo .

6. Miiska qiimeynta waa koox go'aamisa haddii istiraatiijiyadda ganacsi ee ganacsatadu ay tahay mid u qalanta maalgelinta shirkadd. Haddii ay go'aansadaan in istaraatijiyad ganacsigu aanu ahayn mid u qalnta, waxaa lagu soo celinyaa kharash kaagi!.

7. Third-party copy trading risk  macnaheedu waa haddii aad rabto inaad isticmaasho adeegyada  ganacsiga koobi ah, oo aad koontoyin kale isku mid noqotan in ay shirkadu kugu qiimeynayso oo laguu diido akoon live ah/la bixid faa'iidadaada ama haddii aad dhaafto weji oo aad u gudubto mid kale. 

Gebagebadii, 

Fidelcrest waxay kaga duwan tahay shirkadaha kale  ee hormuudka u ah industry ga maalgelineed iyadoo bixisa laba barnaamij oo maalgelineed oo kala duwan. Intaa waxaa dheer, waxay sidoo kale bixiyaan  xeerar ganacsi oo toos ah(aan qarsoonayayn). TA KALIYA AY DHEERTAHAY FURSADA AY BIXIYAAN EE AY KU MAGACABAN "2FOR1"(hal koonto ibso heel mid kale oo bilaash ah)sido kale Waxaad  ganacsan kartaa xiliyada wararka,  habeenkii , iyo inta lagu jiro maalmaha fasaxa ah.

Comments

Popular Posts